Jaceylka oo Mah Maahyo Carsi ah laga Sameeyey (Akhri Mah Maahyada)

Jaceylka oo ah furaha farxada aadanaha iyo horu socoshada dunida iyo dadka saaran ayaad moodaa mid qarni walba iyo casri walbaba isa sii bedelaya, ayadoo waqtiyadii danbe la arkay dhaqamo iyo hal ku dhigyo jaceylka lagu cabiro, kuwaasoo aad uga fog kana duwan kuwii qarniyadii hore la adeegsan jiray.

Hadaba shabakadan Xiiso ayaa kuusoo bandhigeysa qaar ka mid ah erayada iyo maah maahyada kusoo kordhay jaceylka casriga ah ee qarnigaan aynu ku jirno la jaan qaadaya.

1: Daaro In ladhisiyo in yurub laga dagaa jaceyl laguma doon doono.

2:Farxad jaceyl iyo murugo caashaq Waa is daba gurguurtaan.

3:Jahli iyo jaceyl ileyn looma jiifto.

4: jaceyl lagaa janjeersaday jug laguma doondoono.

5:Jaceylkan cusub jaahiliintuu uroontahay.

6: Jaceylkii Kululaaa Kacsi Baa Loo Rogay.

7: Jaceylku haduu hadlo maxkamad buu calaf & dad latiigsan lahaa.

8: Jaceyl kaa janjeero hanti laguma soo jiito.

9: Jug jaceyl nimeey gaartay jeenankiisu waa jowharadiiisa.

10: jaceyl wadajir loo curiyay calankiisu adagaa.

11: Axdigii hore Dhalanteedkii danbaa tirtiray.

12: Jaceyl faqiir laazimay kan taajirka kakulul.

13: Eed jaceyl ileyn lamaanaha kama dhamaato.

14: Ruux mudo la eeganayay hadad yurub urarato Raasumaalkaaga danbe reys maleh.

15: Talo hadeey kaa wareeerto tahliil baa latuftaaaa.

16: Sahal kuma go’o jaceyl sadriga yuurarsaday.

17: Saasaanta jaceylka aa sida udgoonka qaanso roobaad.

18: Ruux lasagootiyay samir jaceyl Sad uma aha.

19: Nabsi jacyl naruuuraduu kaa jaraaaa.

20: waqtiga waakan isdaba yaaal jaceylna waa kan daba Weecsan.

21: Si kastoo looqoslaaaa Saliga Lagama Dhaco.

Wixii Tallo Iyo Tusaalo Ah Fadlan Noogu Soo Hagaaji:

Xamse_400@hotmail.com

Cinwaankan nagala soo xidhiidh holholnews@hotmail.com

Halkan Riix si aad u Gasho Webka Raaxadoon

Wararka

faarax-macalin War Culus+Dhegayso: Farax Macalin oo Argagixiso La dagalan ku dhegtay kadib Waraysi BBC & Sir badan oo uu bixiyey
- Apr 18, 2014
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlmaanka Kenya Faarax Macalin, Islamarkaan ah Siyaasi dhaliila Dawlada ...
daawo-farxiya1 Video: Farxiya kabayare oo Bandhigii ay ku Qabatay muqdisho Ragii & Dumarkii Isku dhegeen & Waxa dhacay (Daawo)
- Apr 18, 2014
Fanaanada Farxiya Kabayare oo dhowaan soo gaadhay magaalada muqdisho ee caasimada Soomaliya ayaa ku ...
barnaamijka-daawo Topnews+Video: Tv-ga Dawlada oo Soo Bandhigay Horumarka SSC ee S/land ka Cadhootay ! (Ishii Buktaay ku Bikaacso)
- Apr 18, 2014
Maamul Beeledka Somaliland ayaa siwayn uga xumaaday horumarka iyo Isku tashiga ay Bilaabeen Bulshowaynta ...
Khaaatumo Degdeg Daawo : Warkii Ugu Dambeeyay Ee Madaxda Khaatumo kasoo Yeedhay+Dagaal
- Apr 17, 2014
Wasiirka Amniga maamulka khaatumo maxamed ducaale Cabdi oo maalintii shalay shir jaraaid ku qabtay ...
Khaaatumo Degdeg Daawo : Warkii Ugu Dambeeyay Ee Madaxda Khaatumo kasoo Yeedhay+Dagaal
- Apr 17, 2014
Wasiirka Amniga maamulka khaatumo maxamed ducaale Cabdi oo maalintii shalay shir jaraaid ku qabtay ...
KARAASH DEG DEG-: Dhegayso Axmed Karaash Oo Hadal Ka Yaabiyay Shacabka Khaatumo Ku Hadlay..
- Apr 17, 2014
Kadib markii maleeshiyada Maamulka Somaliland ay weerarka ku Qaadeen magaalada Taleex ee Xarunta maamulka ...
210 Top News: Qaabkii Ciidamada Khaatumo Ugala Wareegeen Somaliland Degmadda Taleex (VIDEO)
- Apr 17, 2014
Kadib duulaankii balaadhnaa ee Maleeshiyada Siilaanyo  kusoo qaadeen caasimada maamul goboleedka Khaatumo Talaadadii ayaa ...
GARAADKA-WARYASI WAR CULUS: Garaad Jaamac oo Waraysi Siiyey Universal, Dagaalkii taleex, & Wixii Dhashay Iyo Arimo Qarsoonaa ! (Daawo)
- Apr 17, 2014
Garaadka Guud ee Beelaha SSC garaad Jaamac Garaad Cali oo lahadlay Tv-ga Universal ayaa ...